Duhur

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay
DUHUR-Magaalada Muqdisho waxaa maanta Sidiiran loogu soo dhaweeyay Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Farxaan oo kamid ah Salaadiinta ugu caansan Dalkeena Soomaaliya.

Islaan Bashiir ayaa waxa garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho waxaa kusoo dhaweeyay Masuuliyiin katirsan dowlada,Xildhibaano,Odayal iyo Haween.

Waxaa uu Saxaafada kulahadlay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho waxaana uu imaanshihisa uu kusheegay inuu salka kuhayo sidii qayb uu ugu qaadan lahaa Hanaanka Nabada lagula soo dabaalayo soomaaliya.

Islaanka ayaa Geed u kutilamamay harka Nabada waxaa uu kusuray garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade.

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Farxaan ayaa waxaa loo galbiyay Aqalka Madaxtooyada Vila Somaliya isagoo maalmahaana indha indhayn doono bal sida uu usocdo shirka Odayaasha dhaqan ee Muqdisho ugu soconayo.

MIDOWGA AFRIKA OO MAANTA GAADIID DAGAAL GUDDOONSIIYEY CIIDAMADA DOWLADDA SOOMAALIYA
DUHUR-Munaasabad maanta ka dhacday Xarunta Dugsiga Tababarka Xalane ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa 27 gadiid lagu guddoonsiiyay Ciidamada dowladda Soomaaliya.

Dowladda Mareykanka ayaa deeqdaasi waxaa ay ciidamada dowladda Soomaaliya u soo marsiisay Midowga Afrika, iyadoo la sheegay in ay ciidamada dowladda arrintaasi ay ka gacan siineyso dagaaladda ay kula jiraan Ururka Al-Shabaab.

Gadiidka maanta la guddoonsiiyay Ciidamada dowladda ayaa waxa ay isugu jireen 16 gaari oo ah kuwa loo yaqaano Uraalka oo ciidamada lagu dad gureeyo lix gawaarida Soomaalida ay u taqaano Cabdibilayaasha, Afar gaari oo ah kuwa lagu talagalay inay racaan madaxda hal gaari oo ah nooca biyaha lagu qaado.

Ra’iisul wasaare ku xigeen ahna Wasiirka ganacsiga Xukuumadda KMG Soomaaliya C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas Qaliif oo dowladda u guddoomay gadiidkaasi ayaa waxa uu sheegay in arrintaasi ay gacan ku siineyso dowladda inay hormar ka sameyso dagaalada ay ku jirto Al-Shabaab.

Sidoo kale waxaa goobta ka hadlay Madaxweynihii hore ee Ghana iminkana ah Ergayga Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Jerry Rawlings asigoo sheegay in beesha caalamka ay ka go’an tahay tageerada ay siineeyso dowladda Soomaaliya deeqdaanna Dowladda Mareykana ay u soo marisay Midowga Afrika.

Dowladda Mareykanka ayaa waxa ay ka mid tahay dowladaha tageera Soomaaliya waxayna qeyb ka tahay dalalka bixiya lacagaha ay mushaar ahaan u qaataan Ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya.

Ciidamada Dowlada ee Gobolka Gedo oo lawareegay deegaano horleh oo katirsan Gedo.
DUHUR-Ciidamada Dowlada ,Kenya iyo Ahlusuna ayaa Ururka Al-shabaab waxa ay kaqabsadeen deegaano horleh oo katirsan Gobolka Gedo oo ay Al-shabaab kusugnayeen.

Qabsada goobahaas oo Ciidamada dowlada Kusugan yihiin waxaa Gelinsoortimes ugu warbixiyay Afhayeen Ururka Ahlusuna ee Gobolka Gedo Sheekh Maxamed Yuusuf Alqaadi oo kusugan Gedo oo aan qadka Telefoonka saakay aan kula xiriirnay,

Sheekh Alqaadi ayaa sheegay in howlgalkaan ay qaaden Maalintii shalay ayna usuuragashay iyadoo wax dagaal ah uusan dhicin inay lawareegaan deegaano ay kamid yihiin Tuulo barwaaqo iyo

Deegaanka Macade.

,,Alxamdulilah kooxihii Qawaarijta waa ay isaga carareen deegaanadas maadama aysan awood ulahayn in si kafool kafool ah ay inoola dagaalaan ,waan sii wadaynaa howlgalkaan,waxaan kuqabanay tiro dad ah oo aan umalaynayno in Shabaab ay yihiin ayuu yiri Alqaadi oo waraysi siinayay warbaahinta.

Dhinaca kale Al-shabaab ayaa sheegay in Shalay Lex qarax ay kafuliyeen deegaanka fax faxdhuun oo katirsan Gedo kaas oo ay labeegsadeen sida ay sheegayaan Ciidamo iyo Saraakiil Kenya ah

Waxaa ay sheegeen in Saraakiil Kenya ah ay kudileen Faxfaxdhuun.

Alqaadi oo waydiinayna qaraxa waxaa uu cadeeyay inuu jiraan qaraxyada oo ay sadex gaarayaan lakiin Askari iyo sarkaal midna kuma uusan dhiman ayuu yiri.

Sheekh Maxamed Yuusuf Alqaadi ayaa sheegay in qaraaxaan ay uqabteen dhowr qof baaritaana uu kusocdo.

Plans to strike Iran ‘ready,’ says US envoy to Israel
JERUSALEM: US plans for a possible military strike on Iran are ready and the option is “fully available,” the US ambassador to Israel said, days before Tehran resumes talks with world powers which suspect it of seeking to develop nuclear arms.

Like Israel, the United States has said it considers military force a last resort to prevent Iran using its uranium enrichment to make a bomb. Iran insists its nuclear program is for purely civilian purposes.

“It would be preferable to resolve this diplomatically and through the use of pressure than to use military force,” Ambassador Dan Shapiro said in remarks about Iran aired by Israel’s Army Radio on Thursday.

“But that doesn’t mean that option is not fully available – not just available, but it’s ready. The necessary planning has been done to ensure that it’s ready,” said Shapiro, who the radio station said had spoken on Tuesday.

The United States, Britain, France, Russia, China and Germany have been using sanctions and negotiations to try to persuade Iran to curb its uranium enrichment, which can produce fuel for reactors, medical isotopes, and, at higher levels of purification, fissile material for warheads.

New talks opened in Istanbul last month and resume on May 23 in Baghdad.

Israel, which is widely assumed to have the Middle East’s only atomic arsenal, feels threatened by the prospect of its arch-foe Iran going nuclear and has hinted it could launch preemptive war.

But many analysts believe the United States alone has the military clout to do lasting damage to Iran’s nuclear program.

In January, Shapiro told an Israeli newspaper the United States was “guaranteeing that the military option is ready and available to the president at the moment he decides to use it.”

US lawmakers are considering additional legislation that would increase pressure on Iran, with further measures to punish foreign companies for dealing with Iran in any capacity.

Al-Shabaab Oo Sheegay Inay Dagaalyahano u Dirayaan Al-Qaacidada Dalka Yaman
DUHUR-Afhayeenka dhinaca howl galada ururka Al-shabaab Cabdi Casiis Abuu Muscab oo lahadlay war baahinta ku hadasha afka ururka Al-Shabaab ayaa sheegay in taageero siinayaan Al-qaacidada dalka Yamen oo maalintii sadexaad ay duqeyn kusocoto.

Cabdi Casiis Abuu Muscab madaxa howl galada Al-shabaab ayaa waxa uu intaa raaciyay in dagaalka ay kujiraan oo ugu yerray jihad uusan xuduud iyo calan midna kusaleesneyn balse u yahay mid caalamiya.

Ururka Al-shabaab ayaa waxay dagaal kula jiraan dowlada Soomaaliya ururka Ahlu suna iyo ciidamada midowga afrika ee Soomaaliya jooga meelo ka tirsan Soomaaliya.

Ururka Al-Shabaab ayaa hada waxay kusugan yihiin Qaybo badan oo kamid ah gobalada dalka Soomaaliya ayadoo lagala wareegay ururka Al- shabaab magaalooyin muhiim ah.

Waxay Al-Shabaab wali ay muujiyaan in ay leeyihiin awood ay kaga hortagaan dowlada Soomaaliya  iyo waliba taageerayaasha dowlada oo ah ciidamada Ajnabi ah eek u sugan wadanka Soomaaliya.

Al-Shabaab waxay xiriir la leeyihiin Al-Qaacida Dhowaana waxay Sheegeen in ay isku biiireen waxayna Al-Shabaabku Heestaan dagaalyahano Ajaanib ah oo ka bar bar dagaalamala.

Dharoor: Ceelka Shabeel 1 oo shidaal laga helay
DUHUR-Shirkadda Horn Petroleum Corp oo wadda howsha qoditaanka ceelka shidaalka ee Shabeel 1 ee Dooxada Dharoor ee gobolka Bari  ayaa xaqiijisay in shidaal laga helay dooxadaas.

Shirkadda ayaa sheegtay in iminka la joojiyay qoditaanka ceelka Shabeel 1 kaddib markii la helay shidaalka, iyadoo qorshuhu yahay in tijaabo la sameeyo si loo ogaado in waxa meesha ku jira uu yahay Shidaal ama Gaas ganacsi geli kara.

Horn Petroleum ayaa xustay in ay qoditaanka ceelka Shabeel 1 ee Dooxda Dharoor ee Puntland lagu hakiyay 1 km iyo 470 meter si tijaabo dheeraad ah loo sameeyo, iyadoo riigga loo rarayo ceelka kale ee Shabeel 2 oo 3 km iyo bar u jira ceelka iminka shidaalka laga helay.

Shirkadda qodeysa ceelka shidaalka ayaa leh 60% danaha ka shaqeynta dooxooyinka Dharoor iyo Nugaal ee deegaannada maamulka Puntland.

Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa aaminsan in shidaalku uu yahay wax midayn doona dadka Soomaaliyeed isla markaana lagaga bixi karo dhibaatada ka jirta dalka.

Maxaa Laga Filan Karaa Kulanka Saxiixayaasha Raod-Mapka ee Adis Ababa?
DUHUR-Magaalada  Addis Ababa ee xarunta Ethiopia waxaa lagu wadaa in uu ka dhaco kulan ay yeeshaan saxiixayaasha Raod-Mapka kaasi oo looga hadli doono qodobada xasaasiga ah ee hadda taagan.

Kulanka waxaa soo Agaasintay Qaramada Midoobay, waxaana ka qayb gali doona lixda saxiixe ee Raod-Mapka, sidoo kale kulanka waxaa goob joog ka ahaan doona, wakiillo ka kala socda Midowga Yurub, Midowga Africa, IGAD, Qaramada Midoobay, Maraykanka iyo waddamada kale ee beesha caalamka.

Madaxweynaha Dawladda KMG ah Shariif Sheekh Axmed oo iminka kusugan magaalada New York ayaa kulanka ka qayb gali doona, waxaana lagu wadaa in uu saacadaha soo aadan tago magaalada Adis Ababa.

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole oo isagana safar ku joogay dalka Hindiya ayaa tegay magaalada Adis Ababa ee kulanka ka dhici doono.

Raysal wasaaraha Xukuumadda KMG ah oo iminka Muqdisho kusugan iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo maanta safar ku tegay Baydhabo ayaa iyagana la filaayaa in ay saacadaha soo aadan gaaraan magaalada Adis Ababa.

Xubnaha kale ee saxiixayaasha Raod-Mapka sida Galmudug iyo Ahlusunna ayaa sidoo kale tegi doona Adis Ababa.

Kulanka ay saxiixayaasha Raod-Mapka ku yeelan doonaan magaalada Adis Ababa ayaa waxaa lagu tilmaamay in uu kamid yahay kulamadii ugu adkaa ay dhinacyadaasi yeeshaan, maadaama wakhtigii dhamaad ku dhow yahay ayna jiraan arrimo badan oo aan weli meel marin.

Kulanka waxaa la filaayaa in si adag looga doodo qodobada dastuurka ee ay dhinacyada qaar ku arkaan kuwa aanay dani ugu jirin.

Madaxweyne Shariif, Madaxweynaha Puntland Dr. C/raxmaan Faroole, Madxaweynaha Galmudug Maxamed Axmed Caalin iyo xubnaha ka socda Ahlusunna ayaa dhamaantood waxay dood ka qabaan qodobo dhowr ah oo Dastuurka ku jira.

Beesha caalamka oo muddooyinkan ku hawlanayd sidii ay uga mira dhalin lahayd xaaladda Soomaaliya ayaa ka walaacsan wakhtiga dhamaaday, khilaafyada iyo hawlaha badan ee weli qabyada ah.

Sikastaba kulanka ay Adis Ababa ku yeelanaayaan saxiixayaasha Raod-mapka waa mid kamid ah kulamadii ugu adkaa, waana kulan indhaha lagu wada hayo waxa kasoo baxa.

Ku Xidhnow Dhacdooyinka.com Si Aad Ugala Socoto Wararkii Ugu Dambeeyey ee Dalka iyo Halka ay Marayso Saaxada Siyaasadda Soomaaliya

Fadeexad iyo ceeb weyn oo soo wajahday haweeney Soomaali ah oo ku nool Dalka Ingiriiska(Daawo Muuqaal ahaan Fadeexad iyo ceeb weyn)
DUHUR-Fadeexad iyo ceeb weyn ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday haweeney Soomaali ah oo ku nool dalka Ingiriiska ka dib markii lagu soo eedeeyey wax isdabamarin iyo inay mar labaad iska dhiibtay dalkaasi Ingiriiska ayadoo horey uga dhiibneyd dalkaasi Sweden ayna ka been sheegtay dacwadeeda qaxootinimo, islmarkaana ay ka qaadatay dalkaasi Ingiriika lacag gaareyso ilaa iyo £250,000 oo cayr sharci daro ah xilli ay sidoo kale ka qaadaneysay lacagta ceyrta dalkaas Sweden..

Sida ay shaaciyeen warbaahinyta dalkaasi Ingiriiska Ayaan Cabdulle oo 40 sano jir ah oo xabsiga ku jirta hada ayaa waxay horey u degeneyd dalkaasi Sweden gaar ahaana magaalada Gothenburg halkaas oo ay ku nooleyd ayna heysatey dhalashada dalka Sweden, haweeneydaan oo tagtey sanadkii 1994 dalkaasi Sweden ayaa waxay joogtay dalkaasi Sweden ilaa iyo bishii juun ee sanadkii 2003 markaas oo ay u soo wareegtay dalkaasi Ingiriiska, Laakiin haweeneydaasi ayaa markay timid dalkaasi Ingiriiska iyada oo ay weheliyaan 5 caruurteeda ah iyo ninkeeda Raghe Adan, waxay isku dhiibtay magaca kale ee ah Amina Cali Muse iyadoona sheegtay inay ka soo carartay dagaalada magaalada Mugdisho islamarkaana ay kooxo hubeysan ay bishii Disembar 1 sanadkii 1998 ay soo weerareen gurigooda ayna halkaasi ku dileen walaalaheed, sidoo kalana ay halkaasi ku xoogeen ama ay ku kufsadeen ragaasi iyadoo waliba xiligaas lahayd uur 3 bilood ah halkaasna ay ilmihii kaga soo dhaceen ama ay kaga dhinteen. Haweeneydaan ayaa baariteenkeedu waxaa uu yimid ka tib markii qolooyinka qaabilsan arimaha qaxootigu ay heleen teleefoon uu u soo direy qof is qariyey oo u sheegay inay haweeneydaasi aysan waxba ka jirin waxa ay sheegeyso oo ayna tahay qof ku noolaan jirey oo walina degan dalkaas Sweden taas oo keentay ina baaritaan qoto dheer lagu sameeyo haweeneydaas islamarkaana la ogaado beentay iyo isdaba marinta haweeneydaas ay sameysay.

Halkaan ka Daawo Fadeexad iyo ceeb weyn

KENYA OO NIN U QABATAY QARIXII KA DHACAY MAGAALADA MOMBASA
DUHUR-Sida ay sheegeyn Booliska Kenya nin ayaa loo soo xiray weeraradii Bambaano ee habeenkii Talaadada lagu qaaday goob caweys oo ku taala magaalada Dekadda leh Mombasa ee dalka Kenya.

Nin la qabtay ayaa waxa uu ka mid ahaa shan qof oo qaraxyada ku dhaawacmay.

Madaxa Booliska Kenya Mathew Iteere waxa u ka sheegay casimada Kenya ee Nairobi in ninka lahayo uu ka mid yahay dadka dhaawaca ah, isagoo intaas ku daray in dhowr jeer Boolisku arkeen isagoo ka qeyb qaadanaya dhowr weerar oo ka dhacay Kenya.

Wuxuu sheegay in nin la qabtay laga helay jeybkiisa tikit Bas uu ka soo goostay Nairobi si u soo aado magaalada Mombasa Taaladadii goor dambe.

Ilaa hadda majirto koox sheegtay weerarkan ka dhacay magaalada Mombasa, laakin Booliska waxa ay isku dayayaan inay soo bandhigaan kooxda weerarka geysatay.

Goobta la weeraray ayaa lagu magacaabaa The Bella Vista, waa mid ka mid ah meelaha ay ku caweeyaan dadka Kenyaatiga iyo kuwa shisheeyaha ee ku sugan xeebta Mombasa.

Kenya waxa ay waayahan daris la ahayd qaraxyada noocan oo kale iyo dilalka kuwaas oo ka dhacayay Caasimada iyo waqooyiga Kenya.

Dowladda Kenya waxa ay ku eedeeyeen weerarkan ugu dambeeyay Ururka Al-Shabaab ee ka dhisan dalka Soomaaliya oo ay daris Kenya.

Kenya waxa ay boqolaal ciidan u soo dirtay Soomaaliya sanadkii la soo dhaafay, kaddib markii ay dheceen afduubyo ay ku jiraan dad ajaaniib oo ku sugnaa dalka Kenya waxaana lagu eedeeyay Al-Shabaab laakiin waa ay iska fogeeyeen.

WAFDI UU HOGAAMINAYO SHARIIF XASAN SHEEKH AADAN OO GAARAY MAGAALADA BAYDHABO
DUHUR-Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

Wafiga uu xogaaminayo Shariif Xasan Sheekh Aadan oo xilkiisa gudoomiyenimo uu muran ka taagan yahay ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Garoonka diyaaraha Magaalada Baydhabo, yadoo soo dhaweyntiisana ay ka qeyb qaateen mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya iyo haween.

Goordhow ayaa lagu wadaa inuu kulamo laqaato Madaxda dowladda, Xildhibaanada iyo Saraakiisha Ciidamada Dowlada iyo Itoobiya ee ku sugan halkaasi oo uu kala hadli doono sida la sheegay arrimo badan oo ay qeyb ka tahay howlgalka Al-Shabaab lagu ciribtirayo ee ka socda gobolkaasi.

Ujeeda ugu wayn ee Shariif Xasan Sheekh aadan uu u tagay Baydhabo ayaa lagu sheegay sidii uu ugala hadli lahaa madaxda dowladda xaqiijinta Ammaanka Baydhabo oo qaraxyo martigelinaysa Muddooyinkaan iyo soo Afjarida dagaalka ka soconaya Gobollada Baay iyo Bakool ee looga sifaynayo ururka Al-shabaab.

Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa hakad geliyay dagaaladii ay kula jiraan Al-shabaab ee ka soconayey gobollada Baay iyo Bakool iyadoo walina magaalada Baydhabo iyo magaalooyinka kale ee ay gacanta ku hayaan Ciidamada Dowladda ay kasii soconayaan Qaraxyada iyo dilalka qorsheysan ee ka dhacaya.