April 14, 2018 | Posted by admin

Madaxweyna jamhuuriyadda fedaraalaka Soomaaliya mudane farmaajo ayaa saakay safar u ah wadanka sacuudiga

madaxweynaha ayaa ka qeybgalaya shirka 29-aad jaamacadda carabta

Soomaaliya ayaa sanadkaan la filayaa in shirkaas waxyaabo badan ay ku soo banshigto madama qilaafyo iyo waxyaabo ay jireen caalamkana la gala socday

Farmaajo ayaa safarkaan u noqonaya mid daba socda shirar hore hase yeeshee kan wuxuu ku soo aaday isagoo howlo badan gudaha ka qabtay

COMMENTS