March 21, 2017 | Posted by admin

Qarax qasaara badan dhalinayay ayaa goor dhaw ka dhacay magaalada muqdisho gaar ahaan goob jagboonti ah.
Goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa waxa ay aheed wdada Tiyaatarka qaranka oo ciidamadu ku baaraan gaadiidka halkaasi maraya.

Qasaaraha la xaqeejiyay waxaa la sheegayaa in ay ubadan yihiin çiidamadii halkaasi ku suganaa.

Sidoo kale dhaawaca ayaa la sheegayaa in ay ubadan yihiin
Haween masaakiin ah oo ah kuwa dawarsada iyo caruur halkaasi marayaya.

Goobta uu qaraxu ka dhacay waxa ay ku dhawdahay guriga hooyooyinka iyo Taalada Xaawo Taako ee muqdisho.

La soco faah faahinta.

COMMENTS