September 25, 2012 | Posted by admin

Edmonton: (Duhur):- Waxaa magaalada Edmonton lagu qabtay xaflad aad lo soo agaasimay oo lagu taagerayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Prof. Hassan Sheikh Mohamud. Xafladan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Jaaliyada Soomaaliyed ee ku dhaqan dalka Canada Gaar ahaan Edmonton. Dabaaldeg iyo Hambalyeen ka dib ayaa waxay xafladaasi ku soo idlaatay si habsami leh.

EDMONTON DUHUR MEDIA
ABDIWAHAB SHEIKH AHMED

COMMENTS