July 28, 2016 | Posted by daacad yare

Bulshada Soomaaliyeed oo Looga Digay Khatarta Cudurka Cagaarshowga xili Maanta ay ku beegneed Maalinta Dunida Looga asteeyay Maalinta ka hortaga cudurka cagaarshoowga.

Iyadoo Maanta oo ay Taariikhdu tahay 28-ka July Sannad Kasta ay Laanta Caafimaadka Adduunka ee WHO – u Aqoonsatay Maalinta ka-hortaga Cudurka Cagaarshowga ayaa dhaqaatiirta Soomaaliyeed waxay uga digayaan bulshada qatarka uu cudurkaas leeyahay iyo saameynta uu caafimaadka qofka ku yeesho.

Dr. Cismaan Maxamuud Dufle oo ka mid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa sheegay in cudurkan cagaarshowga uu yahay cudur qatar ah oo caalamku u aqoonsaday dilaaga aamusan.

COMMENTS