October 15, 2014 | Posted by admin

waayaha-cusub1
Dowladda Kenya ayaa kala laabatay waraaqaha qaxootinimo Kooxda Fanaaniinta Waayaha cusub oo 10-kii sano ee u dambeeyay ku sugnaa magaalada Nairobi, iyadoo tallaabadaas ay sababtay in qaar ka mid ah fanaaniinta kooxdaas oo bandhig faneed u aaday Holland inay magangalyo weydiistaan.

Fali Cabdi Maxamuud oo ka mid ah Fanaaniinta Kooxda Waayaha cusub ayaa sheegtay in markii ay ka soo dhoofayeen garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta, kuna soo wajahnaayeen dalka Holland ay kala kulmeen dowladda Kenya hanjabaad ah in waraaqaha qaxootinimo kala laabanayaan, isla markaana dib loogu celinayo magaalada Muqdisho.

“Holland waxaa u soo aadnay todobaad bandhig faneed Nabada ku saabsanaa, markii aan ka soo baxeynay Nairobi ayaa dowladda nagu wargelisay inay kala laaban doonaan waraaqaha qaxootinimo, dibna loogu celinayo Muqdisho, taasna waa wax aan aad uga soo horjeedno”ayay tiri Falis Cabdi Maxamuud oo wareysi siisay BBC-da iyadoo ku sugan dalka Holland.

Falis ayaa sheegtay in iyada iyo caruur ay dhashay oo ku sugan Kenya ay kala xayiran yihiin, isla markaana ay walaasheed iyo hooyadeed u hayaa, sidoo kalena Gudoomiyaha Kooxda Waayaha Cusub Shiine oo ay seygeeda uu isna ay kala maqan yihiin, si taa la mid ahna loogu wargeliyay in waraaqaha qaxootinimo lagala laabanayo, markii uu dalka Ingiriiska aadayay.

“Kooxda Fanaaniinta Waayaha cusub ayaa ah koox dhalinyaro oo isu tagtay, kuwaasoo fadhigooda ahaa dalka Ke

“Anaga oo lix fanaaniin ah ayaa hada waxaa ku suganahay Holland, dowladda ayaa weydiisanay magangalyo, ayaga ayaana ka sugeynaa”ayay tiri Falis Cabdi Maxamuud oo intaa ku dartay in hadii xataa ay Muqdisho lagu celiyo xaaladooda amni ay qatar galeyso.

Kooxda Fanaaniinta Waayaha cusub ayaa horay uga qeyb galay tartan faneed ka dhacayay dalalka dibadiisa, waxaana kooxdan ay soo shaac baxeen muddo haatan laga joogo 10-sano, iyagoo soo qaadi jira heeso isugu jira wacyi gelin, wadani, jaceyl iyo kuwa kale, waa koox dhalinyaro ah oo fadhigooda ahaa dalka Kenya.

Lama oga in go’aankan Kenya ku gaartay inay waraaqaha qaxootinimo kala laabaneyso uu daba joogo raaf ay horay dowladda Kenya ugu sameysay Soomaali badan oo ku sugnaa Islii, dibna loogu soo celiyay Soomaaliya.

COMMENTS
  1. It’s practically close to impossible to find well-informed men and women on this niche, and yet you appear like you realize those things you’re posting on! Thanks

  2. We simply need to advise you in which I am fresh to having a blog and pretty much valued your website. Quite possibly I am going to bookmark your webpage post . You truly have stunning article topic. Acknowledge it for expressing with us your blog information.

  3. You have made some really good points there. I looked on the net for more information about the issue and found most individuals will go along with your views on this web site.

  4. It is actually near extremely difficult to find well-qualified individual on this matter, however , you seem like you understand what exactly you’re raving about! Bless You

  5. We merely wish to inform you that I am fresh to wordpress blogging and pretty much admired your information. Very possible I am prone to remember your article post . You simply have fabulous article posts. Be Thankful For it for giving out with us your site report.

  6. You’ll find it mostly not possible to find well-informed men or women on this content, still you seem like you comprehend whatever you’re writing about! Regards

  7. Dani Orji said:

    It certainly is mostly extremely difficult to see well-advised individual on this content, fortunately you appear like you understand those things you’re indicating! With Thanks

  8. My Partner And I simply have to share it with you which I am certain raw to online blogging and pretty much admired your write-up. Very likely I am going to remember your article post . You certainly have memorable article text. Value it for telling with us your domain report.

  9. More Bonuses said:

    I simply want to say I’m newbie to blogging and site-building and really enjoyed you’re blog. More than likely I’m going to bookmark your website . You actually come with wonderful well written articles. Thanks a lot for sharing your website.

  10. sharma said:

    waa arin aad u wanaagsan in la ciqaabo qof kasta oo qalad diinta ka gala kana tawbad keeni waaya