October 26, 2016 | Posted by admin

Wasiirka Warfaafinta soomaaliya Mudan Maxamed cabdi xayir maareeye ayaa si kulul uga hadlay qaraxii shalay ka dhacay magaalada beledwayne ee gobalka Kenya.

Wasiir maareeye ayaa sheegay in jabuuti uusan  abaal u  aheen in la qarxiyo waxa uuna sheegay in ay soo afjarayaan Dagaalka alshabaab ay dowlada kula jirto.

Ma ahan in la qarxiyo lana weeraro ciidan dalkeena usoo gurmaday waxaana xil iska saareenaa dagaalka alshabaab sidaa waxaa yiri wasiirka warfaafinta dalka Maxamed cabdi xayir maareeye.

Dowlada soomaaliya waxa ay daaween doontaa ciidamadii ku wax yeeloobay qaraxii shalay iyadoo la kaashanayso dowladaha taageera dowlada soomaaliya.

Maxamed daacad Muqdisho.

COMMENTS