January 9, 2018 | Posted by admin

Wasaarada Arimaha Dibadda ee Dalka Mareykanka Ayaa Wasaarada Gaashandhiga Ku Wareejisay Lix Baabuur oo ah Kuwa aan Xabadda Karin ee Loo Yaqaano Bullet Proof.

Gaadidkan Ayaa Loo Adeegsan Doonaa Shaqada Wasaarada, Iyaddoo aan Wax Shaqada Ka Baxsan Loo Isticmaali Karin Sida Ku Cad Heeshiiska labada dhinac.

Wasiirka Cusub ee Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa La wareegay Gaadiidkaan Cusub oo Maanta Dowlada Soomaaliya Lagu Wareejiyay.

 

COMMENTS