April 14, 2018 | Posted by admin

Dowladda Soomalia ayaa sanadkaan bixin doonta dhamaan qarashaadka imtixaanaadka qaran ee dugsiyada sare ee dalka.

Wasaaradda Waxbarasha, Hidaha iyo Tacliinta Sare ayaa sheegtay in imtixaanka la Gali doonaaTaariikhda 12-May-2018-ka

Sanadkan Maxaa Ka Cusub Imtixaanaadka ?

1: 27-kun oo Arday Ayaa imtixaanka U fadhiisan Doonta Waana Tirada ugu Badan.

2: Imtixaanka waxaa lagu diyaariyay Gudaha Dalka.

3: kharashaadka imtixaanka waxaa Bixinaysa Dowladda federaalka Soomalia.

4: Dhammaan maamul goboleedyada Dalka iyo Gobolka Banaadir oo Si isku mid ah ugu Qeyb galaya imtixaanka.

COMMENTS