July 17, 2017 | Posted by admin

Soomaaliya qaybo badan oo ka mid ah waxaa mudo ka maqnaa internetka waxaana hada ku soo laabtay qadii oo mudo maqnaa.

Wasaarada Boostada iyo isgaarsiinta soomaaliya ayaana goor dhaw saxaafada u xaqeejisay in inertenkii uu dib ugu soo laabtay soomaaliya lana hagaajiyay.

Qadka waxaa horay ujaray markab marayay xeebaha soomaaliya waxaana mudo lagu hoolanaa xal u helida internetka.

Maxamed daacad muqdisho.

[email protected].

COMMENTS