September 25, 2016 | Posted by admin

Dowladda dalka Kenya ayaa u balan qaaday Lacag cidii war ka keentay  Ramadhan Kioko oo la sheegay inuu yahay qof argagexiso ah oo la sheegay inuu xirir la leeyahay dhaq dhaqaaqa Al-shabab.

Wasiirka arimaha gudaha Dowladda Kenya ayaa sheegay in ninkaan uu ka danbeeyay weerar 26-July ka dhacay degaan xeebedka Lamu ee dalkaasi oo saraakiil bam dhulka loogu aasay ay ku dhawacmeen.

Wasiirka ayaa shacabka ugu baaqay in ay macluumad ka keenan ninkaasi oo qorshe badan u maleegay Dowlada Kenya iyo shacabka intaba.

Waxaanan la ogeyn ilaa iyo hada halka rasmiga ah uu ku dhuumalaysanayo  Ramadhan Kioko oo ah ruuxa la dul dhigay lacagta aan cadadeeda la shaacin.

Maxamd daacad Muqdisho.

COMMENTS