September 16, 2017 | Posted by admin
Waxaa Goor dhaw soo galay Hoolka Doorashyada Hirshabeelle 8 Musharrax oo utaagan Xilka Madaxtinimada HIRSHABEELLE, oo Maanta Mid kood la dooran Doono.
Halkan hoose ka akhriso 8 Musharax ee u tartameysa doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle:-
1- Daahir Cabdulle Cawaale
2- C/raxmaan Xasan Caddow
3- Yuusuf Axmed Hagar
4- Maxamed Caruush Diirow
5- C/naasir Maxamed Shirwac
6- Cabdi Faarax Laqanyo,
7- Maxamed Cabdi Waare
8- C/kariin Cali Nuur
HALKAAN SAWIRADA KA DAAWO.
COMMENTS