September 13, 2017 | Posted by admin

Diyaarad Nuuca drownska ah ayaa ku soo dhacday degmada Yaaqshiid ee Gobolka Benaadir gaar ahaa Xaafadda Ceymiska sida ay xaqeejiyeen Goob joogayaal.

Diyaarada ayaa ku dul dhacday goob banaan ah oo ku taala Xaafad ka tirsan Yaaqshiid Gaar ahaan waaxda 1-da Luulyo.

Waxaa La sheegay in Goobta ay Kusoo dhacday Diyaarada ay ku yaaleen Guryo ay dad Reyad ah deganaayeen.

Goobta ay Diyaaradu ku soo dhacday Waxaa na loo sheegay in Gurya ka ag dhawaa  ay  qasaaro soo gaareen, in kastoo aan la ogeen qasaaeaha Rasmiga ah ee ka dhashay Burburka Diyaarada iyo Goobta ay ku dul dhacday.

Dhawaan ayay aheed Markii Diyaarada Nuucaan oo kale ah ay ku dul dhacday Degmada Dayniile ee Gobalka Banaadir.

COMMENTS