January 8, 2018 | Posted by admin

Waxaa Meel gaba geba ah maraya Dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Dhuusamareeb oo dhawaan Lagu bilaabay Dayactir xoogan.

Shirkada Kulan Eee Gacanta ku Heysa Airportka Dhuusamareeb ee Ugaas Nuur Ee Caasimada Galmudug Ayaaa Sheeegtay In uuu Marayo Meeel Fiican Shaqada Dayactirka Airportka Ayna Wali Wadaan Diyaar Garawga Xoogan ee Ka Qeyb Qaadashada Bilacda Deegaanka iyo Qabsoomida Munaasabada Mideynta Maamuladii Gobolada Dhaxe.

Tani ayaa qayb ka ah Heshiiskii Ahlusunna iyo Galmudug, Waxaana La Filayaa in dhawaan Madax kala duwan ay Gaaraan magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobalka Galgaduud.

FB_IMG_1515390832593 FB_IMG_1515390829822 FB_IMG_1515390823799

COMMENTS