November 29, 2012 | Posted by admin

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay kahadlay doorashada golaha deegaanka ee Somaliland oo shalay soo gaba gabowday.

Riix Halkan si aad Waraysi Xasaasi ah udhagaysato.

Xasan Sh Maxamudu ayaa ugu hambaleyeeyay shacabka Somaliland doorashada ay galeen isagoo tilmaamay in taas ay muujinayso in hormar la gaaray.

Sidoo kale waxaa uu kahadlay wadadahadalkii udhaxeeyay Somaliland iyo dowlada Soomaaliya goorta uu bilaaban doono iyo waxyabaha dowladiisa uga qorshaysan.

Arimaha kale ee sida gaarka ah uu uga hadlay waxaa kamid ah booqashooyinkii uu ku tagay qeybo badan oo katirsan dalka Jabuuti, Itoobiya iyo kuwa kale oo uu ku tagi doono wadamo kale oo Afrika ah.

Sidoo kale waxaa uu kahadlay xaalada amaan e gudaha dalka iyo dilkii Nabadoon can ah loogu gaystay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

COMMENTS