December 10, 2016 | Posted by admin

Wararka ka imaanaya Deegaanka siinka dheer ayaa sheegaya in qarax qasaara dhaliyay uu ka dhacay wadada dheer ee xariirisa Muqdsho iyo Afgooye.

Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxaasi uu ka dhacay deegaanka siinka dheer oo ku dhaxeeya Tareedisho iyo Ceelasha biyaha.

ilaa iyo hada si rasmi ah looma ogaan qaraxaasi qasaaraha ka dhacay iyo cida lala eegtay waxaana  xiray wadada iyadoo gaadiidka wada shacabka ay marayaan wadooyin qarda jeex ah.

COMMENTS