October 22, 2016 | Posted by admin

Wasiir ku xigeenka wasaradda Bay’adda Dhirta iyo Daaqa ee Dowladda Gobaledka Galmudug Abdi Fatah mohamud Ahmed Qafiifoow ayaa sheegay in uu iska sacilay xilkii uu ka hayay Dowlada Gobaleedka galmudug.

Sababaha uu isku casilay ilaa iyo hada si rasmi ah uma uusan shaacin laakiin war kooban uu soo dhigay barta ay bulshadu ku kulanto ayaa sidaan uqornaa.

22/10/2016

JAMHURIYADDA FADARALKA SOMALIA
Dowlad Gobaledka Soomaliyeed ee
Galmudug

U JEEDO Is casilid
Ku Madaxweynaha
Ku- Madaxweyne ku xigeenka
Ku Godoonka Baarlamaanka
Og Wasiirka Wasaaradda

Anigoo ah Abdi Fatah mohamud Ahmed
Wasiir ku xigeenka wasaradda Bay’adda Dhirta iyo Daaqa ee Dowladda Gobaledka Galmudug

Waxaan halkaan ku cadatnayaa maanta oo ay ku beegan tahy 22/10 2016 in aan
Iska casilay xilikii wasiirnimo ee aan u hayay shacabka iyo Xukuumada Galmudug
Dhabtii iyadoo aan wax dhibaa to ah aan jirin ayaan xilkaasi isaga casilayaa arimo Shaqsiyadeed
waxaan ka codsanayaa Madaxweynaha iyo Maamulka in la iga aqbalo soo jeedintaydda ku aadan is casilidaydda :

Mahadsanidiin
Abdi Fataax mohamud Ahmed
( Qafiifow )
Dp ministerof Environmental,
Forasty And Range

COMMENTS