April 17, 2017 | Posted by admin

Shirka Madasha wadatashiga Qaran ee Soomaaliya oo Mudo laba cisha ah ka soconayay Muqdisho ayaa Maanta la soo gaba gabeeyay.

Shirka waxaa ka qayb gelayay Madaxwaynayaasha Maamul gobaleedyada dalka Sida Puntland, jubbaland, Konfur galbeed, Hirshabeelle, iyo galmudug.

Warsaxaafadeed laga soo saaray shirkaas waxaa saxaafada u akhriyay Cabdi nuur oo ku magacaaban Agaasimaha warfaafinta ee Madaxtooyada dalka.

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhankiisa sheegay in shirkaasi looga hadlay arima ay ka mid yihiin Abaaraha La dagaalanka alshabaab iyo arima kale.

COMMENTS