March 18, 2017 | Posted by admin

Qaxootiga soomaaliyeed ee ku jira xerada
qaxootiga Al Kharaz ee dalka Yemen oo la soo
xariray warsidsaha Duhur.com aya ka war
bixiyay xalada nololeed ay ku nool yihiin xilgaan.

Gudoomiyaha guud ee Xerada qaxootiga Al
Kharaz ee dalka Yemen aya ka baqaay u diray
madaxweynaha soomaaliya r/wazaraha dalka iyo
safiirka dowlada soomaaliya u fadhiya dalka
yaman ayaga oo ka codsaday in ay wax ka
qabtan xalada nololeed ee xiligan ay ku nool
yihiin.

Walaale waxaan hawada kuu soo marinayaa
Salaan qiimo iyo qaayo ku dheehantahay salaan
ka dib.
Waxaan ahay shaqsi qaxooti ku ah dalka Yemen
gaar ahaan xerada qaxootiga Kharaz mudo Shan
27sano sidaa daraadeed waxaa nahaysata
dhibaato badan waxaan kaa codsanaynaa,Haddii
aad noo heli kartid adderska madaxwaynaha iyo
raisalwasaaraha iyo safiirka soomaalidda ee dalka
Yemen ,mahadsanid.
Waxaad nagala soo xiriirta ciwaankan hoos ku
qoran Gudoomiyaha guud ee Xerada qaxootiga
Al Kharaz ee dalka Yemen.
EMAIL :abdulqadir198@GMAIL.COM
Dayuurada helicopterka ah ee duqeynta geysatay
ayaa waxaa la aaminsan yahay iney leeyihiin
isbaheysiga uu Sacuudigu hogaamiyo oo dagaal
adag kula jira kooxda shiicada xuuthiyiinta Yemen
ee Iran ay taageerto.

Maxamed daacad Muqdisho.
Galcad44@gmail.com.

COMMENTS