July 26, 2016 | Posted by daacad yare

Wararka ka imaanaya aga gaarka garoonka diyaarada muqdisho ayaa sheegaya in qarax xogan uu ka dhacay garoonka diyaaradaha muqdisho gaar ahaan halka laga galo Xerada ugu wayn AMISOM ee Xalane.

Wararka ayaa sheegaya in laba qarax la maqlay waxaana la tilmaamayaa halka loo yaqaano madiina geed oo ah iridka hore ee garoonka diyaaradaha.

La soco Goor dhaw faah faahinta.

COMMENTS