June 20, 2017 | Posted by admin

Qarax xoogan ayaa goor dhaw ka dhacay iridka Hore Degmada Wadajir ee Gobalka Banadir.

qaraxaan ayaa la sheegayaa in uu Qasaara Badan uu ka dhashay ka dib markii uu ka dhacay Meel mashquul badan

Wararka qaraxaasi laga Helaya ayaa sheegaya in Qaraxaasi lagu Qarxiyay Meel udhaw iridka Hore ee Degmada Wadajir.

Wararka ayaa intaa ku daraya in gaariga Halkaa isku Qarxiyay uu ahaa Nuuca Soomaalidu Utaqaano Hoomay Ama Caasi oo weday Qudaar.

ilaa iyo Haatan lama oga qasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay Qarax oo ahaa mid Gaari loo adeegsaday.

Ciidama ka Tirsan kuwa amaanka Soomaaliya ayaana Goobta soo gaaray kuwaas oo xiray Goobtii uu qaraxu ka dhacay.

COMMENTS