September 29, 2016 | Posted by admin

Deg deg suuqa xoolaha lagu iibiyo ee loo yaqaano xirka dheere ayaa goor dhaw qarax ka dhacay.

laba ruux oo haween ah ayaa geeriyootay sida ay inoo xaqeejiyeen dad goob joogayaal ah laba kelena waa ay ku dhaawacmeen qaraxaas ka dhacay goob ganacsi.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay meel maqaaxi ah oo suuqa ku taala dadkuna ay aad u isticmaalaan.

Suuqa xirka dheere ayaa ku yaala degmada kaaraan gaar ahaan wadada aada gubadlay.

Dadkii dhaawacmaya ayaa la sheegay in loola cararay isbitaal waxa uuna suuqaan ku yaala meel ka agdhaw isbitaalka kaysanay ee magaalada muqdisho.

COMMENTS