August 14, 2017 | Posted by admin

Madaxwaynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa Xilkii Laga qaaday ka dib kulan ay maanta yeeshee xildhibaanada Hirshabeelle.

Kalfadhiga Xildhibaanada ay maanta yeesheen waxaa shir gudoominayay Gudoomiya ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Maamulkaas Drs Canab.

Kulanka baarlamaanka oo xildhibaanada ay aad uga doodeen Mooshinka iyo xil haynta Madaxwayne Cosoble waxaana Xilka ka qaaday  67 Xildhibaan.

6 xildhibaan ayaana  ka soo hor jeestay.
2 xildhibaana ayaana ka aamustay.

COMMENTS