April 15, 2018 | Posted by admin

Kooxa Hubaysan ayaa Goor dhaw dil ka gaystay agagaarka Saldhiga degmada yaaqshiid ee Gobalka Banaadir.

Ruuxa la dilay ayaa ahaa abuukaate si wayn looga yaqaan degmada yaaqshid, Waxaana Lagu dilay Ka soo Hor jeedka Saldhiga degmada Gaar ahaan Goob ka ag dhaw meel qaad lagu iibiyo.

Goob joogayaal ayaa ii sheegay in rrxa la dilay lagu magacaabo abuukaate Xasan dhere.

Dilkaan ayaa ku soo beegmaya xili xalay Xasan cali khyare uu sheegay in Degmadii ay wax ka dhacaan Xilka Looga qaadi doono Gudoomiyaha iyo Taliyaha

COMMENTS