September 28, 2016 | Posted by admin

Wararka Naga  soo gaaray Magaalada Gaalkacyo  ee Gobalka Mudug Ayaa Sheegaya in Dagaal Culus uu ka Bilowday Duleedka Magaalada Gaalkacyo,

Dagaalka Ayaa u Dhaxeeya Galmudug iyo Puntland Waxana uu ka Bilowday Meel aan Sidaasi uga Fogeen Duleedka Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo,

Dagaalka Ayaa leesku Adeegsaday Hubka Nuucyadiisa kala Duwan Waxana kasoo Baxaya Warar kala Duwan oo ku Aadan Dagaalka Madama Dagaalka uu Bilowday Xalay iyadoo Xog aruurin aan ku Wadno Qasaaraha uu Geestay Dagaalka,

mid kamid ah Dadka Deegaanka Ayaa Duhurmedia. u sheegay in Dagaalka uu ka socdo Bariga Gobolka Mudug Gaar Ahaan Halka lagu Magacaabo Godad,,

COMMENTS