December 4, 2017 | Posted by admin

Wasiirka Arrimaha Gudaha dalka Yemen ayaa xaqiijiyay in Kooxda Xuutiyiinta ay dileen Madaxweynihii Hore ee dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax.

Waxaa uu sheegay in Madaxweynaha lagu dilay Isku dhacyo ka dhacay Magaalada Sanca Maanta.

Baraha Bulshada ayaa lagu faafiyay Madaxwaynahii yaman oo dhaawac uu kaga yaalo Madaxda ka dibna uu udhintay.

Maalmihii lasoo dhaafay ayay ku dagaallamayee Magaalada Sanca Cali Cabdalla Saalax iyo Kooxda Xuutiyiinta ah.

COMMENTS