October 20, 2016 | Posted by admin

Wararka ka imaanaya magaalada galkacayo ayaa sheegaya in dagaal mar kale uu ka qarxay qaybo ka mid ah magaalada Galkacayo.

Maamulka galmudug masuuliyiin u hadshay ayaana sheegay in ay guulo ka gaareen Dagaal maanta halkaasi ka dhacay,

Dagaalka ayaa la sheegay in la isku adeeg saday Xubka Nuuc yadiisa kala duwan waxaana jirta wili in xaaladu ay tahay mid kacsan.

Wixii ku soo Kordha la socda.

Maxamed daacad.

COMMENTS