April 2, 2015 | Posted by admin

Dhawaaqa rasaasta iyo qaraxyo xoog badan ayaa laga maqlayaa Jaamacadda Gaarisa ee Woqooyi-bari Kenya, halkaas oo wariyaha VAOda Maxamed Faarax Shire uu ku soo waramayo in ciidan badani uu soo gaarayo goobta uu iska-hor-imaadku ka socdo.

Wararka ayaa sheegaya in dhaawac uu jiro, hase yeeshee ma jirto cid wali si rasmi ah u xaqiijisay khasaaraha weerarka.

Wixii warar ah ee ka soo kordha weerarka ka dhacay Jaamacadda Gaarisa, Idaacahayaga dambe ayaan idiiinku soo gudbin doonnaa.

COMMENTS