April 24, 2017 | Posted by admin

Dacwad ooge udhashay Wadanka  Talyaaniga ayaa sheegay in
samafalayaasha badbaadiya muhaajiriinta badda
ku qaraqma ay xiriir toos ah la leeyihiin kuwa
wax tahriibiya ee dalka Libiya ku sugan.
Carmelo Zuccaro Catania oo ku sugan Sicily
baritaana ku sameeyay suurtagalnimada in
dadkaasi dambiyo galeen ayaa u sheegay wargeys
ka soo baxa Talyaaniga oo lagu magacaabo La
Stampa in telefoon lagaga la soo xiriiro dalka
Libiya si ay u badbaadiyaan doonyaha.
waxaa uu sheegay in kuwa wax badbaadinayo ay
iftiin u shidaan doomaha ay saaran yihiin
muhaajiriintu si ay usoo eegtaab.
waxaana ay damiyaan jiheeyahooda ay ku
safrayaan sid aanay ciidamada ilaalada xeebuhu u
qabanin.
Warbixin ay soo saartay hay’ada xuduudaha Aadanaha  u
qaabilsan Midowga Yurub ayey ku sheegtay in
kooxaha wax badbaadiyo ay horumariyeen kuwa
ka ganacsada tahriibka iyagoo kor u qaaday
fursadaha ay soo galootigu ku soo gali karaan
qaarada Yurub .
Hay’aduhu waxa ay sheegeen in ay nolol
badbaadinayaan taas oo dowladu aany dooneeyn.

Maxamed daacad Muqdisho.

[email protected].

COMMENTS