February 10, 2013 | Posted by admin

Qaar ka mida Qurba joogta Beelaha Daarood oo sheegay inuu Hawiye Xasuuqay haddana ay ka aargoosan doonaan maxay tahay sababtu.

Halkan ka Daawo. Muuqaalka halkan kaaga muuqda waxaad ka dheehan kartaa, Rag iyo Dumar Soomaaliyeed oo u shirey si beelnimo ah, haba u shiraan beelnimo ee waxaa kaaga muuqda sawirka ay bixinayaan inuu yahay 1991dii wixii Soomaaliya ka dhacay inay hal beel Masuuliyadeeda lahayd , beelaha kale ee Soomaaliyeedna ay ahaayeen kuwa la dulmiyey.

Muuqaalkan oo wax dhimaale iyo aflagaado badan ku jirto dad nool iyo dad dhintayba ayaa ah mid ka turjumaya dareenka beesha ku hadlaysa codkooda iyaga oo aan qarinayn magaca beeshooda iyo beesha ay doonayaan inay ka aargoostaan.

Haddaba maanta oo 22 sano Soomaali dowladnimo raadinaysay markii dowladdii Soomaaliya caalamku aqoonsaday taageerana ugu baaqay maxaa sababay, reer hebel baa na laayey iyo guri baa nalaga haystaa iyo waa nala xasuuqay, Shalay maxaa looga hadli waayey markii shirarka dib u heshiisiinta iyo masaalixdu socotay ?

Bal adba Aqristoow is weydii, Goorma ayay Soomaali rageedii iyo dumarkeedii haddey sidan u dhaqamayaaan la heshiin doonaa? Ma tahay maanta maalin lagu baaqo ama loo hadlo beel ahaan, ma qarankii dumay ayaa la raadinayey mise Qabiilkii ina dhammeeyey?.

Shaqsigan horboodaya ama soo abaabulay waxuu ka midyahay raga saxaafada qaladaadka waaweeyn ka gala, waxana rajayndoonaa in cadaalada la horkeeni doono, waxuu ogaa meeshii lagu dagaalay laakiin meeshii lagu heshiiyay ma ogeen.

COMMENTS
  1. boowe said:

    ninka wadanka wax ku bartay ayaa ah wadani ,,,ee doqon yahay gaas haduu dibada wax ku bartay ma ahan nin u qalma dowlada ,,marka naceeyb kii mahamed siyaad ayaa ku gu jiro ,,,shirdoon waa geesi wadankuu wax buu ku bartay ,,,ee ma ahan ku meel gaar ,,,,doqonta daanka weey ha ku urdin dhul aadan laheen ee soo xureeyso wadankaaga ,,abaalkiina waxaa yaqaan itoobiyaan oo ragiina gumeysto naagihiina kufsado ilmahiina guba ,,,hadaan ahaan lahaa sucaad ma ba hadleen ,,ilka dheer doqon ah ayaad ,,,caano boorihii xabashida ayaad u xiistay ,,, ee hawiyo iyo daarood waa dad wadada dhashay ee ogaadeen iyo amxaaro isku dir ,,,huuro 2nigisleey ,,,,,,

  2. sucaad said:

    Caydid,Qanyare,Xaaji Muuse,Nuu,Cadde,Cabdi Qaybdiid waa geesiyaal Hwiye xaarkaad Xamar iyo kismaayo dhfoor qiiq waa majeerteene waaga maqalalin ya majoogtaanoo.naagtaan xumoo leh Habar Gidir iyo Mudulood dagaalkoodii lama qorin,xaa baabkaas ku galshay uyukaa isla dhashay hays dileen am hays daayeen adiga kuuma taalo labo calool hooyo ka soo wadabaxday aa isdilo. isku dir ay kaa tahay waxku dhagaysahaayo maleh dabaalyahay is kala qab qabahaydo Muno Salaad mug dambe afkaaga qamrigu ka uraayo ha ku sheegin.anigu sifiican aan kuu kasaa kanadaana kula joogaa KORKAAGU HAYS KU SOO KUUDEE warkaaga waxaa ku jiro sidii cabdullaahi yuusuf oo kale xiniyo yeesha waa markale Hawiye amxaaro ku laaya Cabdullahig aad kufaanaysid asagoo kaare amxaaro saaran uu xamar axmaaro keentay waana la ogaa sidaw nuur cade u galay. lagaa heri maa waligaa dambigaad gaysatay.

  3. gargaar jaamac said:

    naagta ina caynab isku sheegtay xamar waxba ku ma lihid gurigaagu waa qabridahar ee doono

  4. bacado said:

    Muno soomaaliya ayeey jirtaa ma,aqaano ini ay webkaan taqaano balse markeey timado ayeey arki doontaa ninkaan weligiis ayuu cayaa mudulood oo hore ayuu u caayi jiray M/shariif hadase waa ka soo daray oo waxuu garay ilaa iyo irir markaad fiirisaan cajalada bilaawgeeda iyo dhamaadkeeda waxa uu ku soo daray M/weyne siilaayo iyo snm asoogoo ku sheegay in aya dad xasuuqeen mida xigta gabdhaha waxeey eedeyeen qanyare muu barlamaanka ugu jiraa anigase waxaan dhihi lahaa barlamaanka iska dayee madaxweyne ayanba ka dhigeenaa hadii cabdulaahi ku sheegteen geesi anaga geesigeenu waa nuurcade caydiid qanyare muuse suudi iyo intii udanqato magaca irir hadaba irir boqokiiba waa tobaatan waaye meeshuu darood ka yahay sodon daroodka somaaliya degan waa majeerteen iyo mariixaan iyo labo yar yar oo layiraahdo dhulbahante iyo leylkase marka food dimuquradiyana noogama reey karteen mid dagaalna haba sheegin marka ciilqaboow cadaabta gal M/weyne hasan shiiqoow cimri iyo cibaado suuban caafimaad ku waar aduunka dhamaantii aduunka darajadii ugu sareeysa ayaa ilah ku siiyay aqirana tan ugu sareeyso alahah kugu daro.Aaaaaaaaaaaaaammmmmmiiin

  5. mooge said:

    walaalayaal waxaan idiin sheegayaa ,,,somali waxa kala jibshay dhafoor qii ,,,dab nin kii shido asagaa ku gubta ,,,,marka jabhada waxaa keenay cabdulaahi yusuf asagaana baray in somali uu somali dilo qayaano oo dhan waa majeerteen ,,,yaad u dacwooneysaan shalay waxaad diidaneed qaran nimo somaliyeed

  6. sucaad said:

    Muna Salaad waxaan ahay gabar walaashaa ah naagtaan dadkaaga cayhayso saad ula tahay saaxiib soo beeni warkeed war xumu ha u yeere.

  7. gargaar jaamac said:

    Caaqan feeraha wayn waxaan u sheehi laa war intaad majeertee cabaadaya iyo odaygan asaasaqay ee ina xaaji xuseen lagu sheegayo aad waqti ku luminaysid orodoo dalkaagii axmaaraa kaa haysatee doono koofurt Soomaliy iyo kismaayaba wax leh haweye iyo irir ee ku mashquul dalka aad u dhalatay ee isticmaarka ku jira.shirkan aad qabatay waxaanu helnay in ay ka soo qayb galeen 13 ruux oo wada saaqidiin ah sida qabxadaha qaar leeyihiin xamar buur hindi baan guryo ku leeyahay naa beenta daa nacasyahay .Muna Salaad Gabayre hadabay adigan saaxiib kulatahay waabay dhimatay.

  8. bacado said:

    Asalamacaleeykum

    ninkaan iyo afarta qofood uu wato yaa laga xumaan waa nin aad naceeyb uga buuxo waxa uu ka shaqeeya earoporka toronto ayuu gaarida dadka u jiidaa aqligiisaana intaa siiyay toroto darood waa buuxaa uma aysan imaan asagu waa somalida itopia maba aqaan waxa uu isugu mashquulsho soomaali madama uu ka soo jeedin waxaase ka axmaqsan nin la yiraahdo pro togane degan canada gaar ahaan montereal oo wareeysi siiyo asagoo ka caytama radiyo axadle ah oo ninkaan ka hadle toganena waxuu cayaa dhamaan hawiye waxuuna amanaa majeerteen kana wuu ku raxeeystaa

  9. omar said:

    Abwaan Geelle ismaaciil waxuu yiri:
    Carbiskii afgooyee la yimid caato laga qaadye.
    Ciiryaamo kaa badan ayaad caasha galiseene.
    Daarood ku ceeboow waxay ciidan dhurayeene.
    Haday cudud ku faaneen hawiye caaran baa helaye.
    Rag u ciil qabaa jabiyey iyo diricii caydiide.
    Cagta rogan caraabadii miyaan cadan ku dhaafsiiyey.
    Cantab qurunle uus wada cado ah carun ma kaa daadshay.
    Caalamkiyo aduunyada miyaad ceeb la mari weyday.
    Wasiiradii cayilay sow indhaha caadka kama fuulin.
    Ma la cunay ugaali iyo waxaan cunaha kuu dhaafin.
    Cooshad iyo cariish qurun leh yaad caawa hurudaane.
    Cashar baan idiin furi markaad caasha dhigataane.
    Cayaarsiiska baro dirirtii waad ku calwasaadeene.
    Daarood hadduu ciidan iyo cudud ku faanaayey.
    Cimrigii meel uu degin miyaa cayra lagu dhaafshay.
    Ma keenyaa la ciirsaday aduun gelinba waa cayne.
    Alaa yacisak caaway hurdadu caadi noo tahaye.

  10. saynab said:

    Idinku ma is weydiiseen in aad ku horeysen xasuuqii Hargeysa iyo muqdishaba ee aad hooyooyinkii asaay u saarteen, yeelaa waa iloobaa la yeelaasee ma ilobo, marka idinka cafis weydiista walaaleheen reer hargeysa ee aad ciilka iyi nacaybka soomaali nima aad ku reebteen maba ahan in aad idinka hadashan, doontaa waa helaa walow hadii diinta islaamka fiiriyo ay tahay in aan lakala aarsan, ee horey u socda aan idin dhihi lahaa

  11. Sheegoow said:

    Asc Dhamaan bahda Duhur.com iyo aqrista yashooda. Meeshaan waxa ka dhacayo waa wax Dalka kasoo jiray,Somalida waxaa loo shegi jiray ineey jiraan dad Nabad diid ah oo dago Caasimada Dadkaas oo ah Dadka somali dhaco dilo Nabada aan rabin. Lakiin Tariikhda Soomliya hadii aad dib u eegto Qabyaalada oo dhan somalia waxeey soo bilaabatay Dorashadii 1960’s oo aadan Abddulle Xilka kaga dagaye somaalida markaas qabyalada kuma baraarugsaneen lakiin dadbaa ku shaqeysanaaye malintaas iyo intii ka danbeysay intii somalida kale somalinimo ku socatay dadkaas waxeey wateen Card Qabiil oo la yiraahdo Darood. Somalida waxeey dhahda 2badii xaraan ku heshiiso xaqeey ku dagalamaan iyagii darood nimo ku wada socday ayaa isku dhahcay is dhameeyay weliba si fooxun isu dilay kadib kacdoon shacab ayaa ku kacay kasoo soo afjaray wixii foosha xumaa ee wadeen . Waxaas kasii yaab badan maanta oo soomali isbaratay wax walbana la arko in qabiil dib loogu Noqdo iyo qabyaalda aad u fool xun weliba uu hormuud ka noqdo Doqon Canada Ceyr ka qaato waa Jahliga ka buuxo Dadkaas!!!! Waxaa Allah mahadii an in maanta Dowlada somaliyed oo ragti fog leg Dalka ka jirto Garankartan qaswada yaasha diidan Dowladnimada iyo nidaamka ! Allow Dad-Caafimadqaba iyo Dal-Nabad ah !!!!

  12. sade said:

    asc waxaan la yaabanay waxeey dhaheen shir daarood ayaan qabnaa hadana waxeey kala jabiyeen daaraad naagto dhilada ah oo timaha u qaaban waxeey tiri gaas waa nin wax bartay ,,markaasaa waxaa lagu badalay nin lafoole ka soo baxay ee ma isku meel ayeey istaagi karaan ,,,,miyuusan aheen cabdi shidoon nin daarood ,,,marka waxaan idiin sheegayaa in uusan aheey shir daarood uu yahay shir majeerteen waa kaa la kala saaray gaas iyo shirdoon,, majeerteen wuu jiran