September 24, 2016 | Posted by admin

Xeer-ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa qiray in MOU ay saxiixday Xukuumadii RW Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke Sannadkii 2009-kii ay ku saxsanayd, Arrinkaasna ay mudan tahay in lagu amaano.

Xeer ilaaliyahay Guud ee qaranka ayaa ka halaya arimahaasi Halkaan Hoose Ka daawo Muuqaalka Xeer ilaaliyahay Qaranka.

COMMENTS