July 26, 2016 | Posted by daacad yare

qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada muqdisho ayaa la ogaaday in ay ku dhinteen 9 ka mid ah ilaalada UN ee halkaasi deganaa sida uu sheegay afayeenka gobalka banaadir cabdi fitaax cumar xalane.

Sawiro ayaana halkaa laga soo qaaday Kuwaas oo muujinaya bur burkii goobaha qaraxyadaasi ay ka dhaceen.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRADA,

13681015_536798326528712_4224070683795748858_n 13728943_536797899862088_3609190675643919446_n13775979_536798023195409_3379873550806282930_n13680676_536798219862056_4531969346306366234_n

COMMENTS