February 14, 2013 | Posted by admin

Iyadoo magaalada Muqdisho soo martay xaalada adeg oo dhanka nololasha ah ayaa waxaa laga dareemayaa isbadal xoogan oo ka duwan midkii Muqdisho looga bartay.

Maalmahaan ayaa shacabka reer Muqdisho waxa ay arkayaan arimo aysan horey u arki jirin sida wasiiro ka adeeganaya Carwooyinka magaalada.

Amaanka soo hagaayay ee magaalada Muqdisho ayaa dowlada Soomaaliya waxa ay sheegtay inay waqti iyo qarash ku bixiyeen hadana ay sii wadi doonaan hormarka amaanka.

IMG_0512

COMMENTS