January 7, 2018 | Posted by admin

Dhismihii qaybtii 1AAD ee Madaxtooyada Dowlad Gobaleedka Galmudug  ee Cadaado ayaa la dhameeystiray.

Waxaana Loo dhisay Qaab Casri ah oo aan Loo dhamaystiray dhamaan Wixii adeeg ah oo  looga Baahnaa Xarun Maamul,

Dhismahaan oo dhowr nuuc ka kooban ayaa Waxaa Lagu arkayaa Qaabka loo Habeeyay oo ah Mid casri ah, oo Hadana Loo diyaariyay Xafiisyo Kala duwan iyo Hoolaka Shirarka Madax.

Si kastaba Ha ahaatee arinkaan ayaa imaanaya xili dhawaan La filayo in Madaxweynaha Soomaaliya uu Booqasho ku Tago Deegaanada Galmudug.

HALKAAN KA DAAWO SAWIRADA

FB_IMG_1515328005684 FB_IMG_1515327998572

COMMENTS