October 7, 2016 | Posted by admin

Xubna Musharaxiinta ah ee ka soo jeeda puntland ayaa sheegay in ay kulamo la qaateen wakiilka qaramada midobay ee soomaaliya oo shalay gaaray Magalaada Garoowe.

Cabdi raxmaan faroole Madaxwaynihii Hore ee Puntland iyo Cali Xaaji warsame oo Xilal Kala duwan ka soo qabtay Puntaland hadan ka mid ah Musharaxiinta ayaa shalay shir jaraaid ku wada qabtay Magalaada Garoowe.

Maxamed Daacad Muqdisho.

Halkaan Hoose Ka Daawo.

COMMENTS