April 21, 2015 | Posted by admin

Abwaan Cali Banaadir oo kamid ah Abwaanada Soomaaliyeed ee kunool Magaalada Muqdisho ayaa gabay dareen u xumbaarsan waxa uu ka tiriyay Dhibaatada dalka South Africa loogu geesanayo ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalkaasi.
Gabayga uu tiriyay Abwaanka ayaa waxa uu uga hadlayaa abaal la’aanta dadka u dhashay Dalka Koonfur Afrika, isaga oona soo qaatay Xiligii ay Soomaaliya ka jirtay Dowladii Kacaanka garabkii ay Soomaaliya siisay Madawga Dalkaasi u dhashay oo ku jiray gumeysi iyo midab kala
//youtu.be/FYIi-XOTs8A

Abwaan Cali Banaadir ayaa gaba gabadii gabaygiisa ugu baaqaya Soomaalida kunool Dalalka South African iyo Kenya in ay isaga tagaan dalalkaasi ay dhibaatada xoogan kala kulmaan ayna si sharaf ah ugu noolaadaan dalkooda hooyo.

COMMENTS