January 23, 2012 | Posted by admin

Culumadan ayaa soo bandhigay barnaamij gaar ah oo ay ugu hadlayaan Cadaalada iyo ahmiyada ay u leedahay ummada Islaamka ah, iyadoo xiligan lagu jiro ay jiraan cadaalad daro farabadan oo ka dhacayo wadamo badan oo Islaam ah gaar ahaan cadaalad darada ka jirta dalka Soomaaliya.

Source: Universal TV

COMMENTS