March 16, 2017 | Posted by admin

Cuur yaamiinta Gobalka sh/dhaxe oo Maanta la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Lagu shir qoolay magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle.

Golaha Cuuryaamiinta ayaa sheegay in Xalay looga yeeray Degmada Laguna war geliyay in La siinayo Gar gaar ka dibna ay la kulmeen dhibaato xoogan oo loo geestay.

Waxa ay sheegeen in risaas lala dhacay ka dibna dhibaata xoog leh uu soo caaray, Iyadoo ay jiraan dad araga la iyo kuwa kale oo Cuuryaamiin ah oo aan Ka baxsan karin Goobta uu falkaasi ka dhacay.

Waxa ayna xuseen in la balamiyay 7:00 islamarkaana ay halkaasi ka soo laabteen 3:00 oo galabnimo waxa ayna sheegeen in la jir dilay Madaxdii wacdayna ay Telfoonka ka densadeen.
Maxamed Daacad Muqdisho.
[email protected].

COMMENTS