October 20, 2016 | Posted by admin

Ra’isalwasaaraha Soomaaliya Cumar C/Rashiid Cali Sharma’arke ayaa ku guuleystay kuriga 1aad ee aqalka sare ee Baarlamaanka  Puntland.

Cumar C/Rashiid waxaa  la tartameysay Gabar lagu magacaabo Aamina Aadan,waxaana uu helay 47 Cod halka Amina ay ka heshay 17 cod oo kaliya,3 ka mid ah codadka ayaa hallaabay.

Natiijada doorashada ayaa waxaa ku dhawaaqay  Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi,

Maxamed daacad Muqdisho.

COMMENTS