August 31, 2014 | Posted by admin

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa mas’uuliyiintaan si aad ah loogu soo dhaweeyay,waxaana soo dhaweyntooda ka qeyb qaatay labada Gola ee Dowlada iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir.
Xubnaha Wasiirada ee safarka ku wehliya Barre Hiiraale ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay waxay ku sugnaayeen magaalada Kismaayo iyagoo qeyb ka ahaa wada hadalo dib Kismaayo loogu soo celinayay Bare Hiiraale iyo Ciidamadii uu hogaaminyay oo ku sugnaa deegaanka Goob-weyn ee duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Lama oga sababta rasmiga ah ee Muqdisho u soo gaaray Barre Hiiraale,laakiin arintaan ayaa qeyb ka ah dadaaladu ay wado xukuumada Soomaaliya oo ku aadan in lagu heshiisiiyo Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe oo maamulka isku

COMMENTS