January 9, 2017 | Posted by admin

Breaking-News-600x337Ciidamada Galmudug ayaa Galabta Magaalada Gaalkacyo ku qabtay nin waday waxyaalaha Qarxa sid ay shaaciyeen Saraakiisha amaanka ee Galmudug.

Ciidamada Booliska Galmudug Ee ka howlgala Magalada Gaalkacyo ayaa qabtay nin gaari gacan ku waday walxa Qarxa.

Ninkii waday gaari gacanka ayaa  lugu xiray Saldhiga Dagmada Gaalkacyo waxaana Hada Gacanta ku haaya Ciidamada Maamulka Galmudug.

Mid ka mid ah Saraakiisa Ciidamada Booliska Galmudug ayaa warbahinta U Sheegay in ay socdaan baaritano lugu ogaanayo   ciidi loo waday iyo meehii laga keenay.

Ilaa iyo Iminka lama oga Qaraxaasi la soo qabtay Goobta lala damac sanaa Hasa yeeshee Waxa ay sheegeen saraakiish oo kaliya in ay Hada Gacanta ku hayaan Ruuxii weday Qaraxaasi.

Maxamed Daacad Muqdisho,

[email protected]

COMMENTS