July 23, 2015 | Posted by admin

Degmada Diinsoor ayaa ah degmadii labaad ee muddo labo maalmood gudahood ay ciidanka dowladda iyo kuwo AMISMO kala wareegaan maleeshiyada Alshabaab.

Degmada Bardheere ee gobolka Geod oo gacanta Alshabaab ku jirtay tan iyo 2008-dii ay sidoo kale ciidanka dowladdu la wareegeen.

Wasiirka gaashaandhigga dowladda federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Cali Diini ayaa VOA wareysi uu siiyay xaqiijiyey qabasashada degmada Diinsoor.

COMMENTS