February 20, 2017 | Posted by admin
Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaal degaya Xuska Maalintii la aasaasay ee 18kii Febraayo 1974 Tii, markaa soo si rasmi ah oo dhisay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.
Munaasabada Xuska Sanad guurada 47aad ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa ka dhaceysa Xerada Asluubta ee Ex-Koontarool Afgooye,halkaas oo dhawaaan dib u dhis lagu sameeyay.
Ra’isal Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmeeke, Masuuliyiinta kale ee Dowladda iyo Saraakiisha Ciidanka ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb galaan Xuska iyo dabaal degga Asaaska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ee lagu qabanayo Muqdisho Maanta.
Maxamed Daacad Muqdisho.
[email protected].
COMMENTS