May 16, 2017 | Posted by admin

Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa Gobalka Sh/dhaxe gaar ahaan dhulka Xeebta ah.

Howlgalka ay wadaan Ciidamada ayaa waxa ay ka wadaan inta udhaxaysa Muqdisho iyo Cadale sida aan  Wararka Ku helnay.

Waxaa ay sheegeen Saraakiisha Ciidamadaasi Hor boodaya in ay si feenayaan Dadka Burcada ah ee isbaarooyinka dhigta Gobalka Sh/dhaxe.

Maal mihii la soo dhaafay waxaa sii kor dhayay Cabashada ay qabaab Gaadiid layda oo ku aadan isbaarooyin farabadan oo Halkaasi yaala islamarkaana Gaaraya ku dhawaad 15 isbaaro oo ay dhigteen Rag ku libisan Dariiska Dowlada.

Tilaabadaan ayaa ah mid ay si wayn usoo dhaweeyeen shacabka Wadadaasi ku safra waxaana intaa dheer is dhibaatooyin shacabka Halkaa loogu geesto Taas oo ka baxsan Lacagaha Laga qaado.

Maxamed Daacad Muqdisho.

[email protected].

COMMENTS