August 8, 2017 | Posted by admin

Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo Garab xoogan Ka Helaya Ciidamada AMISOM ayaa Howl-gallo xoogan ka wada qaybo ka mid ah Gobalka sh/dhaxe.

Howlgalkaan waxaa si wadajir ah u wada Ciidamada AMISOM,iyo Kuwa Dowlada Soomaaliya , waxa ayna ka fuliyeen Meel aan ka Fogeen Deegaanka Califoldheere ee Goblkaas,

Goobta Laga Fuliyay Howlgalka ayaa qiyaastii. 20km u jira degmada Mahadaay ee Gobalka  Shabeellaha Dhexe.

Lama Oga Howlgalkaan waxa uu ku saabsan sayahay, Hasa yeeshee waxaa si wadajir ah ufuliyay Ciidamada AMISOM Iyo Kuwa Dowlada Soomaaliya.

Deegaanka Cali fool-dheere waxaa dhawaan ka dhacay Duqaymo ay sheegteen Dowlada soomaaliya kuwaas oo lagu sheegay in lagu dilay Ciidamo ka tirsan alshabaab, laakiin ma cado warkaas.

COMMENTS