April 10, 2018 | Posted by admin

Xalay saqdii Dhaxe waxaa Mar Qura La xiray Wadooyin Muhiim ah oo Ku yaala Muqdisho,Gaar ahaan Jidka Wershadaha Ee Xamar

Goobaha la xiray waxaa ka mid ah wadada Wershadaha oo lagu jaray dhagaxyo waaweyn oo la mid ah kuwa lagu xiray wadooyinka jidcadayaasha ah ee magalada Muqdisho.

Dhamaan wadooyinka Jidcadayaasha ah ee soogala wada Wershadaha ayaa dadka deegaanku waxa  xaqiijiyeen in la xiray xalay saakana ay ku soo baraarugeen iyaga o ay ku teedsanyihiin dhaxagyo shub ah.

COMMENTS