October 15, 2017 | Posted by admin

FB_IMG_1508094613891

Ninkan waxaa lagu sheegay inuu ahaa Darawalkii waday Gaarigii labaad ee shalay ku qarxay Xaafada Ceel-qalow ee Degmada Wadajir.
10- Daqiiqo Kadib markuu Qaraxa Zoobe Dhacay Ayaa Ciidamadu Waxay Ku Celiyeen Ceel Qalow Waxaana Lagu Amray Inuu Gaariga Ka Dego sababta Waxaa Lagu sheegay Wadada Oo xiran Awgeed in Loo joojiyay Kadibna Ciidamadu Way Ka shakiyeen Gaariga Inta Ay baarin gaariga Waa Uu Qarxay Ninka Waa Kan Aad U jeedaan .

Muuqaal yar ayaa laga soo duubay iyo Sawirkaan Waxa uuna sheegay ka div Waraysiyo laga qaaday in uu ka yimid Magaalada Baydhabo ee Gobalka bay Telfoona lagu Hagayay.

Tilaabadaan ayaana wili si rasmi ah usoo shaac bixin waxaana laga sugayaa Ciidamada Amaanka in ay Ka hadlaan.

COMMENTS