February 11, 2018 | Posted by admin

Ciidamada Amaanka Gaar ahaan Kuwa NISA ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku dilay Askari Ka Tirsan Ciidanka Dowlada Soomaaliya.

Dilka ayaa La sheegay in uu ka dhacay Meel aan Ka Fogeen Isgooska Sanca ee Muqdisho.

Askariga La dilay ayaa ka Tirsanaa Milateriga Soomaaliya,Waxaana Ciidamada NISA ay ka qaateen Garay iyo Bastoolad.

Lama Oga Sababta loo dilay Laakiin Dadka Deegaanka ayaa inoo sheegay in Askarta Nabad sugida ay Qorayga Ka Qaateen Askariga Dilka Loo gaystay.

COMMENTS