December 4, 2017 | Posted by admin

Waxaa Maanta Xiray Qaar ka mid ah Wadooyinka Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, Waxaana Ku sugan Ciidamo Farabadan.

Ciimadaan ayaa xiray Wadada Shaqaalaha, iyo Wadada Fii Laaberiya ee Degmada Waaberi.

Gaadiidka ayaana Maraya Wadooyin Qarda Jeex ah, Waxayna u muuqataa in Loo xiray Wadooyinka Shirka Golaha Amniga Qaranka.

Shirka ayaa ka dhacaya Xalane, Waxaana ka qayb galaya Madax Kala duwan oo Dowlada soomaiya iyo Beesha Caalamka ka socota.

COMMENTS