Alshabaab ayaa ku amartay Dadka iska leh Goobaha Ganacsi ee ku yaala Daarta Soobe in ay xiraan cidii Amarkaasi diidana …
Ciidamada Dowlada ayaa la wareegay gacan ku haynta Deegaanka Sina-dhaqo oo dhanka Koofur ka xiga Magaalada Dhusamareb Halkaas waxaa …
Wasaaradda Gaashaandhiga XFS ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay kacdoonka shacabka oo kaashanaya ciidanka xoogga dalka, kaas oo lagu soo afjarayo argagixisada …
Taliyaha Xoogga Dalka Gen Odawaa Yuusuf Raage ayaa u sheegay In 75 kamid ah Alshabaab lagu dilay Howlgalka Yasooman, sidoo …
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Axmed Macalin Fiqi ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay qaar ka …
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta soo gabagabeesay dhageysiga Dacwad ka dhan ah kow iyo toban edeysane oo loo hestay dagaal …
Wasiirada Maaliyadda DFS iyo Dowlad Goboleedyada ayaa War Murtiyeed ka kooban 11 qodob ka soo saaray shir uga socday magaalada …
Maamulka Galmudug ayaa noqotay Maamul gobaleedkii afaraad ee sameysta Muddo Kordhin waxaana maanta Baarlamaanka Galmudug ay sameeyeen Muddo Kordhin.
Golaha Baarlamaanka …
Madaxweynaha Jamhuriyadd Federaalka Somalia, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas …
WAR-MURTIYEED
Muqdisho – Soomaaliya 12 September 2022
HORDHAC
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulankii labaad ee shirka Golaha …